Home Wararka qaxootiga Yurub Sharciga cusub ee Midowga Yurub (Migration Pact)
Wararka qaxootiga Yurub

Sharciga cusub ee Midowga Yurub (Migration Pact)

Share
Midowga Yurub
Midowga Yurub
Share

Midowga Yurub ayaa meel-mariyay xeer cusub oo wax ka beddelaya qaabka loola macaamilo magangalyo doonka.

Sharcigan ayaa dhigaya in dalalka xubnaha ka ah ay wadaagaan mas’uuliyadda qaxootiga, haddii kale ay bixiyaan lacago magdhow ah.

Midowga Yurub
Midowga Yurub

Dhanka kale, ururada u dooda xuquuqda aadanaha ayaa dhaleeceeyay qodobka ogolaanaya in qaxootiga lagu hayo xeryaha xuduudaha inta la baarayo codsigooda, iyagoo sheegay inay taasi horseedi karto xabsi aan sharci ahayn iyo dhibaatooyin bini’aadanimo.

Share

Leave a comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *