Home Wararka maanta Degdeg : Xasan sheekh iyo Saciid Deni oo wada hadlay maxaa lagu heshiiyay ?
Wararka maanta

Degdeg : Xasan sheekh iyo Saciid Deni oo wada hadlay maxaa lagu heshiiyay ?

Share
Xasan sheekh iyo Saciid Deni
Xasan sheekh iyo Saciid Deni
Share

Xasan sheekh iyo Saciid Deni : Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud ayaa kulankii ugu horreeyay in muddo ah la yeeshay dhanka Khadka Taleefanka Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdillahi Deni.

Ku dhowaad 30 daqiiqo oo ay wada hadlayeen ayaa waxaa la isla soo qaaday arrinta aqoonsiga Somaliland ee Israa11L.

Xasan sheekh iyo Saciid Deni
Xasan sheekh iyo Saciid Deni

Ilo xog ogaal ah ayaa sheegaya in Saciid Deni uu la gartay Madaxweyne Xasan Sheekh in laga wada shaqeeyo midnimada dalka oo si buuxda looga soo horjeesto damaca Israel , meelna la iska dhigo khilaafka gudaha.

Xasan sheekh iyo Saciid Deni
Xasan sheekh iyo Saciid Deni

Wadahadalka Deni iyo Xasan Sheekh ayaa xiga mid kale oo fool-ka-fool ah oo Madaxweyne Xasan Sheekh iyo madaxda maamul goboleedyada oo dhan uu isugu keeni doono. (Waxaa kaliya looga hadli doonaa aqoonsiga SL ee Israel

Share

Leave a comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *