Home Wararka maanta Turkiga oo codsi deg deg ah u diray Moscow: Maxaa ka cusub arrinta S-400?
Wararka maanta

Turkiga oo codsi deg deg ah u diray Moscow: Maxaa ka cusub arrinta S-400?

Share
S-400
S-400
Share

Xiisadda Gantaallada S-400 ee Turkiga iyo Ruushka Dowladda Turkiga ayaa si rasmi ah uga codsatay xukuumadda Moscow inay dib u ceshato gantaallada difaaca hawada ee S-400. Tallaabadan ayaa timid ka dib markii uu kordhay cadaadiska kaga yimid dowladda Mareykanka, taas oo saameyn ku yeelatay xiriirka gaashaanbuurta NATO iyo helitaanka diyaaradaha casriga ah ee F-35.

S-400
S-400
Share

Leave a comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *